Uploaded July 2026 | Updated September 2026, 2 weeks ago
Maalinta Doorashada ayaa soo socota!
Waxaad codkaaga dhiiban kartaa Maalinta Doorashada kahor, ama waxaad warqadaada cod-bixinta ku diri kartaa boostada, ama si toos ah ayaad uga codeyn kartaa Maalinta Doorashada.
Kahor intaadan codeyn, hubi inaad haysato macluumaadka aad u baahantahay.
Ka hel goobtaada codbixinta, ka baro sida loo codeeyo, oo ka arag xulashooyinkaaga codbixinta bogga blm.mn/elections.